Mucaaradka Somaliland oo todoba qodob ka soo saaray dagaalka Laascaanood

Mucaaradka Somaliland ayaa ku baaqay inay faraha kala baxaan arrinta Laascaanood gacmo shisheeye oo ay sheegeen inay ku lug leeyihiin xiisadda ka aloosan magaaladaas. Xisbiga UCID ee uu hoggaamiyo Feysal Cali Waraabe oo War-saxaafadeed soo saaray ayaa sheegay inay ka xun yihiin xaalada colaadeed ee ka taagan Laascaanood, iyagoo soo dhaweeyay xabad-joojintii ay dhawaan ku … Continue reading Mucaaradka Somaliland oo todoba qodob ka soo saaray dagaalka Laascaanood